Skip navigation.
Hoyga wadaniyiinta Somaliyeed

Tacsi tiiraanyo leh oo loo dirayo Reer Xaaji Cali Abaar oo Eedadood Marxuumad Faadumo Cumar Iidow ay ku geeriyootay dalka Sweden

Inaa Lilaahi Wa Innaa Ileeyhi Raajicuun,

Anagoo kala ah:

  • Reer Aadan Iidle Jilacoow
  • Hooyo Qadiijo Cumar iyo Aabe Cali Cabdi
  • Cabdi Muuse Macalin
  • Xasan Axmed Maalin
  • Muse Macalin Maxamuud Jiisoow
  • Cabdi Macalin Maxamuud Jiisoow
  • Dr.Hassan Abdulle Osman
    C/rashid Osman Dheere
    Ahmed Osman Dheere
    Cusman Aboti Fidow
    Ramdan Cumar Mahadale
    Ismacil Cumar Mahadale

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa Reer Xaaji Cali Cumar Iidoow oo Eedadood Marxuumad Faadumo Cumar Iidoow ay ku geeriyootay dalka Sweden taariikhdu markii aheyd 22/12/2008.

Mar labaad waxaan leenahay Ilaaheey Janadii Fardowsa aheyd haka waraabiyo Marxuumad Faadumo Cumar Iidoow.

aamiin aamiin aamiin

 


Tacsi tiiraanyo leh

Tacsi tiiraanyo leh oo loo dirayo Reer Cumar Iidow oo walaashood Marxuumad Faadumo Cumar Iidow ay ku geeriyootay dalka Sweden.

Inaa Lilaahi Wa Innaa Ileeyhi Raajicuun,

waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh ugadiraynaa dhammaan reer cumar iidow,waxaana uga tacsiyeyheynaa geeridii naxdintalahayd ee ku timid walaashood marxuumad Faadumo cumar Iidow.

waxaana tacsida diraya:

1.Dr.Hassan Abdulle Osman
2. C/rashid Osman Dheere
3.Ahmed Osman Dheere
4.Cusman Aboti Fidow
5.Ramdan Cumar Mahadale
6.Ismacil Cumar Mahadale

waxaan ILAHAY uga baryeynaa in janadii fardowsa ka waraabiyo,samar iyo iimaana ka siiyo dhamaan eheladay katagtay.

Really pain full

That was really bad new and May GOD rest in peace to every one after death. Here i would like to add some information on asp net hosting services along with the cheap packages of free hosting services which are reliable and easy to use now i see that many people are going to use some affordable packages of cheap domain hosting services which are best to use at home or office at affordable price.