Tacsi tiiraanyo leh oo loo dirayo dhamaan Eheladii uu ka geeriyooday Marxuum Nabaddoon IBRAAHIM XASAN FIIDOOW (Kiimiko)
Dhamaan dadka hoos magacyadoodu ku tixan yihiin iyo kuwa kale oo halkan aan lagu soo koobi karin waxay Tacsi Tiiraanyo Leh u dirayaan Eheladii, Qoyskii, Qaraabadii uu ka geeriyooday Rabbi Naxariisti janno Haka Waraabiyee Nabaddoon IBRAAHIM XASAN FIIDOOW oo 28-10-2008 ku geeriyooday Magaalada Nayroobi ee dalka Kenya.
Dr. Hassan Abdulle Osman(sky)
Eng. xasan Macalln Axmad Maalin
2.C/rashiid Osman maxamed(ugaaska Jilac iyo jareer)
3.Cusman Abooti fiidow
4.Caydiid xuseen Cali
5.Axmed Osman maxamed
6.Ramadan Cumar Mahadale
7.Ismaciil Cumar mahadale
8.Mahamed Ali Ulux
9.Xaji.Ali Cumar Idow
10.Maxamud Mahadale Dhuxulow
11.Abukar Osman Maxamed(A.madoobe)
12..Ali shidane Cali
13.Ali Mahadale Dhuxulow
|4.C/Fatax Osman Mahamed(C/Fatax dheere)
|5.General.C/llaahi Mahamud Samatar(Balaag)
|6.Dr.Kulmiye Hassan Guleed
|7.InJ.Osman Mahamed Malin
|8.Islow Abukar Socdal Abti Doon
|9.C/raxmaan Axmed Mahadale
20.Farxiyo Axmed Mahadale
21.Fadumo Ali Cumar
22.Axmed Ali Cumar
23.Ali Osman mahamed(Ali beled)
24.C/Qadir Osman Mahamed
25.Nastexo Osman Mahamed
26.Canab Cumar Mahadale
27.Fahan Abdulle Cilmi
28.Karuur Abdulle Cilmi
29.C/karin Mahamed Malin
30.Fartun Cumar Mahadale
31.C/raxman diinari
32.Jamac Hassan Jawle
Sidoo kale waxaa tacsi taa la mid ah diraya:
1) Saalax Muxuyadiin Maxamed
2) Ibraahin Cumar Mahadalle
3) Guuleed Maxamed Hassan Guuleed
4) Bashiir Muxayadiin Maxamed
5) Xaaji Cawaale Suubiye
6) Cabdi Xuseen Abooti
7) Aweys Maxamed Cumar
8) Yuusuf Cumar guuleed
9) Muriindi Fool Fool
10) Daahir Biley
11) Ciise Maxamed Maalin
12) Axmed Shidane Cali
13) Maxamed Gabre
14) Fanax Sheekh Xasan
15) Xasan Maxamuud Ow-faarax
16) Qadar Feyte
17) Cali Mahad Feyte
18) C/salaan Yuusuf Guutaale
19) Ibraahin Nuur Indhakaay
20) Hasan Axmed Maalin Gadaf
21) Maxamed Xasan Yabaroow
22) Yuusuf Cali Warsame
23) Cabdi Aadan Suulmute
24)Dr. Xasan Cabdulle Cusmaan (Sky)
25)Cabdi Muuse Macalin
Waxeey mar labaad Tacsi tiiraanyo xambaarsan u dirayaan Gebi ahaan Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuub IBRAAHIM XASAN FIIDOW (KIIMIKO).
Marxuum IBRAAHIM XASAN FIIDOW waxay dadka yaqaanaahi ku sifeyeen Ahlu Kheyr samadoon nabadda jecel oo dadku isugu mid yihiin.
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEEYHI RAAJICUUN.
Bahda Warsidaha www.halganka.net waxay iyaguna dhigooda Tacsi tiiraanyo sidata u dirayaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Rabbi Naxariistiisi Janno haka waraabiyee IBRAAHIM XASAN FIIDOW.
INNAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN.






































