Waa hambayladii iyo bogaadintii arooska Maxamed Cabdi Cabdulle iyo Aroosada Ridwaan Cabdulaahi Xuseen
Hooyo Faadumo Xaashi Abshir iyo Aabe Aaden Iidle Jilacoow
Hooyo Nasro Aadan Iidle iyo Seygeeda Cabdi Maxamed Warsame (Feyfle iyo Caruurtooda
Habaryar Fartuun Aadan Iidle iyo Seygeeda Cumar Mahdi Muudeey iyo Caruurtooda
Habaryar Sameey Aadan Iidle iyo Seygeeda Muxudiin Axmed Cadaawe iyo Caruurtooda
Abaayo Safiyo Aden Iidle iyo Seygeeda Cabdi Muuse Macalin iyo Carruurtooda
Habaryar Shukri Aadan Iidle Seygeeda Cabdikariin Cali iyo carruurtooda
Abti Cumar Aadan Iidle iyo xaaskiisa Muna Boote Dhuxuloow iyo Cungooda yar Cabdisamad yare
Abti Sakariye Aadan Iidle iyo Xaaskiisa Nor Harges iyo wiilkooda yar Aadan Sakariye Aadan
Habaryar Aniso Aadan Iidle iyo Seygeeda iyo Wilkooda yar Muniir
Abaayo Samiiro Cabdi Cabdulle iyo gabadheeda yar Asma Cabdisalaam
Waxay hambalyo iyo bogaadin aan qoraal lagu soo koobi karin halkan hawada uga marinayaan Arooska Maxamed Cabdi Cabdulle (Hanad) iyo aroosada Ridwaan Cabdullaahi Xuseen oo meherkoodi iyo arooskoodi uu ka dhacay magaalooyinka Helsinki iyo Espoo ee Finland taariikhdu markii ay aheyd 3/12/2011.
Daadihiyayaasha barta warqaadka iyo wargdubinta ee www.halganka.net waxay iyaguna dhankooda bogaadin iyo duco aan la soo xisaabin karin halkan u soo marinayaan Arooska iyo aroosada Maxamed Hanad iyo Ridwaan.
Guurkiina guur qeyr, gurigiina guri nagi........
aaaaaammmmmiiiiin
Ka raadi google
