Tacsi Tiiraanyo leh oo loo dirayo Qoyskii uu ka geeriyooday Alaha U Naxariistee Marxuum Xaaji Maxamad Ciid Cagey
Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa marxuumka Allaha u naxariistee Xaaji Maxamed Ciid Cagey oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho waxaan leenahay ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo dadkii uu ka tegayna Ehel, Awlaad iyo aqaariba ilahaay samir iyo iimaan haka siiyo; anaga oo ah eheladiisa ku nool
Dalka dibadiisa wadamo kala duwan waxaan leenahay samir iyo iimaan Rabbi hanaga wada siiyo Aamiin Aamiin.
Innaa Lilaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun!
Ugaas abuukar Ugaas cabdule
Axmed Maxamed Weheliye (axmed cade)
Cabdi Xasan shaduuq(madaxey)
Cismaan axmed mataan (cismaan dheere)
Maxamed cali xaaji
Cabdiraxiin Hilowle Galayr
Cabduraxmaan salad maxuud (majo)
Xasan maxamed cadaawe
Cabdi xuseen cabdi
Xasan xuseen cabdi
Axmed maalin hilowle
Haaruun muxyadiin hilowle
Cali maxamed calasoow (calicuud)
Cabdiqaadir Cabdule afrax
Cabdikariin Garuun
Maxamed Cali cade
Cabdirisaaq shaatiweyne
Guuleed cali qoslaaye
Cabdishakuur maxamed cali(meysaare)
Jimcaale Cabdule sibriye
Cabdikariin maxamed weheliye
Ismaaciil maxamed jimcaale
Aadan c/qaadir foodle
C/risaaq cismaan foodle
C/maalik cismaan foodle
Xuseendeeq cali cumar
khaliif cabdi max,ed (siyid khaliifa
Abuukar cali qalaaye
Cabdaw siciid
Yaxye siciid
Cumar cali sheikh
Cali Calas (caliyare)
Inaa Lilaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun





































