Tacsi Tiiraanyo leh
Anaga oo ah ehliyada iyo qaraabada marxuun Cabdi maxamed siyaad ee degan dalka Switzerland waxaan halkan ugu tacsiyaynaynaa una diraynaa tacsi tiiraanyo leh marxuum Cabdi Maxamed Siyaad oo ku geeriyooday magaalada
Muqdisho waxaana leenahay jinadii faroowsa allaha ka waraabsho.
Waxaan tacsi taa lamid gaasiinaynaa dhamaan Ehliyadii iyo qaraabadii marxuumka uu ka baxay xaaji cabdi max,ed siyaad waxaana leenahay illhay samir iyo iimaan ha idinnka siiyoo Aamiin Aamiin.
|
Bishiir cageey |
|
max,ed c/laahi jimcaale (walash) Cabdiraxiin Hilowle Galayr
|
|
Haaruun muxudiin max,ed(madaxeey) |
|
Xuseendeeq cali cumar |
|
khaliif cabdi max,ed (siyid khaliifa) |
|
max,ed cali xaaji |
|
Axmed maalin hiloole (axmed carabey) |
|
aadan c/qaadir foodle |
|
c/risaaq cismaan foodle |
|
c/maalik cismaan foodle |
|
aadan cirabad xaaji |
|
Aaamino sharo maxud calasoow |
|
iftin max,du calasoow |
|
luul cali raage |
|
luul cismaan foodle |
|
sacdiyo muxdiin xasan |
|
raxmo muxudiin xasan |
|
wiilo muxudiin xasan |
|
hooyo faaduma xaaji maxam.ud |
|
aamino xabad waasuge |
|
foos xabad waasuge |





































