Shir ka dhacay dhowaan beerta C/rahmaan Jaamac Barre ee hoggaamiyaasha mucaaradka: Yaa joogay yaase ka maqnaa? (daawo sawirada)

Waxaa dhowaan ka dhacay beerta C/rahmaan Jaamac Barre oo ey isku wareysanayeen mucaaradka hubeysan ee DFKMG ah.
Shirka oo ey joogeen xubno muhim ah oo uu kamid ah Sh. Xassan daahir, Sh. Xassan Turki iyo walib Dr. Cumar Abuubakar ayaa lagu sheegay mid kala warqaadid ah iyadoo markii shir uu dhammaadayna la sheegay iney isu hareen Sh. Turki iyo Sh. Xassan Daahir Aways iyo sarkaal la sheegay inuu yahay Alshabaab oo sida aan warka ku heleyno ka soo jeeda Gobolka Gedo ahaana jiray Col. kamid ahaan jiray ciidamadii qaranka Somalia iyagoo markaasi guda galay dejinta isteraatijiyada dagaalka lamana yaqaan sida wax u dhigeen.

Qeyb kamid ah madaxda Alshabaab iyo Xisbul islaam oo is salaamaya

isla ayagi oo qaarna fadhiyo qaarna taagan yahay

isla sawirka oo angal kale ah

Sawirka oo angal kale ah

Sh. Axmad madoobe oo la hadlaya wariyaha

Sh. Axamad Madoobe iyo Col.aana magiisa heyn oo kamid ah madxa
Alshaaba ee gobolka Gedo.

madaxda ugu sareeya Xisbul islaam oo ey kamid yihiin C/waaxid, iimaan ,
Aways iyo turki

Sh. Aways iyo turki oo wada fahiya

isla sawirka oo angal kala ah

Sh. Axmad Madoobe iyo sarkaal uga qeyb galaya shirka Alshabaab

Dhammaad
Ogsoonow halgankii wuxuu dhammaaday maalintii askarigii ugu dambeeyey ee amxaaradu ka baxay wadankeena.
halgankanet@gmail.com
Ka raadi google
