• strict warning: Non-static method view::load() should not be called statically in /home/halganka/public_html/sites/all/modules/views/views.module on line 906.
  • strict warning: Declaration of views_handler_filter::options_validate() should be compatible with views_handler::options_validate($form, &$form_state) in /home/halganka/public_html/sites/all/modules/views/handlers/views_handler_filter.inc on line 26.
  • strict warning: Declaration of views_handler_filter::options_submit() should be compatible with views_handler::options_submit($form, &$form_state) in /home/halganka/public_html/sites/all/modules/views/handlers/views_handler_filter.inc on line 26.
  • strict warning: Declaration of views_handler_filter_boolean_operator::value_validate() should be compatible with views_handler_filter::value_validate($form, &$form_state) in Unknown on line 0.
  • strict warning: Declaration of views_plugin_row::options_validate() should be compatible with views_plugin::options_validate(&$form, &$form_state) in Unknown on line 0.
  • strict warning: Declaration of views_plugin_row::options_submit() should be compatible with views_plugin::options_submit(&$form, &$form_state) in Unknown on line 0.

Ninkii dhagaxa lagu dilay Shalay oo maanta la aasay iyo Qoyskiisa oo aad uga qeyliyay Dilkii loo geeystay (Sawiro argagax leh)

Waxaa soo baxaya cabasho ay muujinayaa Qoyska ninkii shalay ay Xisbul islaamku dhagaxa ku dileen magaalada Afgooye ka dib markii ay ku eedeeyeen dembi Zino ah.

Qoyska ninkan ayaa sheegay in ay aad uga xunyihiin dilka wiilkooda loo geeystay waxayna si hoose uga soo qaadeen Sawiro muujinaya sidii loo dilay oo runtii naxdin leh.

Si kastaba arintu ha ahaatee waxaad hoos ka daawan kartaa sawiro muujinaya dilkii Cawaale.

 

 


Ka raadi google

Custom Search