Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo, waa Arooskii Sakariya Aadan Iidle iyo Nur Harges oo ka dhacay Espoo, Finland
Hooyo Faadumo Xaashi Abshir iyo Aabe Aaden Iidle Jilacoow
Abaayo Nasro Aadan Iidle, Seygeeda iyo Caruurteeda
Abaayo Fartuun Aadan Iidle, Seygeeda iyo Caruurteeda
Abaayo Sameey Aadan Iidle, Seygeeda iyo Caruurteeda
Abaayo Safiyo Aden Iiidle, Seygeeda iyo Carruurteeda
Abaayo Shukri Aadan Iidle, Seygeeda iyo carruurteeda
Aboowe Cumar Aadan Iidle
Aboowe Abuukar Aadan Iidle
Abaayo Aniso Aadan Iidle
Iyo Dhamaan Reer Xaashi Abshir iyo Reer Iidle Jilocoow:
Waxay Habalyo iyo bogaadin hawada u marinayaan Arooska Sakariya Aadan Iidle iyo Aroosada Nur Harges oo Xafladooda aroosku ka dhacday Rug Xafladeed lagu magacaabo HONKAMAJA oo ku taal duleedka magaalada Espoo ee dalka Finland taariikhdu markii ay aheyd 7/11/2009.
Bahada Warsidaha www.halganka.net ayaa iyaguna dhankooda hawada u marinaya Hambalyo iyo Duco arooska iyo aroosada Sakariya Aadan Iidle iyo Nur Harges.
Reerkii lagu nastee, lagu nagaadeen
Wadajiree nabadgala, wadajiree nabadgala Allahayoow idinka yeel!
Wiil iyo Caano, Gabar iyo Caano, Guur Kheyr leh iyo Guri nagaado
Aaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiinnnn!!!!!! aamiin
![]()
Abdi Musse





































