Waxaa halkan hambalyo dhalasho hawada looga marinayaa Cumar Aadan Iidle iyo Muno Bootaan oo gabari ugu dhalatay Helsinki, Finland!!
Hooyo Faadumo Xaashi Abshir iyo Aabe Aaden Iidle Jilacoow
Abaayo Nasro Aadan Iidle iyo Seygeeda Cabdi Maxamed Warsame iyo Carruurtooda
Abaayo Fartuun Aadan Iidle iyo Seygeeda Cumar Mahdi Muudeey iyo Caruurtooda
Abaayo Sameey Aadan Iidle iyo Seygeeda Muxudiin Axmed Cadaawe iyo Caruurtooda
Abaayo Safiyo Aden Iiidle iyo Seygeeda Cabdi Muuse Macalin iyo Carruurtooda
Abaayo Shukri Aadan Iidle Seygeeda Cabdikariin Cali iyo Carruurtooda
Abaayo Aniso Aadan Iidle iyo Wiilasheeda yaryar
Aboowe Abuukar Aadan Iidle
Aboowe Sakariye Aadan Iidle iyo Afadiisa Nor Harges iyo Wiilashood yaryar
Aabe Boote Dhuxuloow Dhiblaawe
Hooyo Xaawo Jimcaale Maxamuud
Idiris Boote Dhuxuloow
Jamiilo Boote Dhuxuloow & Gacaliyaheeda C/Salaan Cabdulle
Farxiyo Boote Dhiblaawe Dhuxuloow & Gacaliyaheeda Cabdullaahi Maxamuud Jimcaale (Abkoow)
Fartuun Boote Dhuxuloow & Gacaliyaheeda Maxamuud Maxamd (Koobe)
Boosteeyo Boote Dhuxuloow & Gacaliyaheeda Cabdullaahi (Ceynte)
Luula Boote Dhxuloow Dhiblaawe (Luula Degan) & Gacaliyaheeda C/rizaq Axmed Jimcaale (Jocle)
Xasan Boote Dhiblaawe Dhuxuloow (Xasan Yare)
Cali Boote Dhuxuloow Dhiblaawe
Waxay halkan Tahniyad Dhalasho oo aad iyo aad u qiima badan uga soo gudbinayaan Aabe Cumar Aadan Iidle iyo Hooyo Muno Bootaan oo ay GABARI ugu dhalatay magaalada Helsinki, caasimada Finland 28/12/2012, gabadhaas oo loo bixiyay Nafiso Cumar Aadan Iidle.
Markale dhamaan Waalidka iyo walaaha Cumar Aadan Iidle iyo Muuna Bootaan waxay Nafiso ugu duceenayeen in ay noqoto tii loo aayo oo dadkeeda, diinteeda, dalkeeda iyo waalidkeedaba anfacda.
Daadihiyayaasha Warsidaha www.halganka.net waxay iyaguna dhankooda soo barbaar oo noqo tii la tamadiyo leeyihiin NAFISO Cumar Aadan. Aaammiinnn, aammmiin.
Ka raadi google
