Dhegeyso Afhayeenka Alshabaab iyo waxa uu ka yiri Alqaacida
isagoo BBC la hadlayay, ayaa afhayeenka Al Shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage, waxaa uu sheegay inay dalka Yemen ciidan ka heleen iyaguna ay ciidan u dirayaan.
Weriyaha barnaamijka World Today ee BBC, James Gordon, ayaa sheekha weydiiyay jihada ay xarkadiisu u socoto sanadka cusub ee 2010.
Wuxuu sheegay in ay ku wajahan yihiin sidii ay uga adkaan lahaayeen cadowga ay leeyihiin iyo inta ka dhiman Soomaaliya ee aan gacantooda ku jirin sidii shareecada Islaamka loogu dabaqi lahaa.
Waraysiga oo dhac kala soco idaacadda iyo qaybaha codadka ee bogan.
- Length: 12:16 minutes (11.23 MB)
- Format: MP3 Stereo 44kHz 128Kbps (CBR)
Ka raadi google
Custom Search
