Skip navigation.
Hoyga wadaniyiinta Somaliyeed

ALAHA U NAXARIISTEE WAXAA MAANTA MUQDISHO KU GEERIYOODAY SHEEKH MAXAMAD MACALIN MAXAMUUD JIISOOW

Rabii naxariisii Jano haka waraabiyee waxaa maanta abaarihii salaada Casir ee waqtiga Muqdisho ku geeriyooday Degmada Dayniile Marxuum Shiikh Maxamad Macalim Maxamuud Jiisoow.

Anagoo kala ah:

  • Eng. Hasan Ahmed Maalin Gedef
  • Dr. Hasan Abdulle Osman (sky)
  • Reer Maalin Gedef meel kasta oo ay joogaan
  • Xersi cabdi Macalin
  • Abdi Muuse Macalin
  • Reeh Xaaji Aadan Iidle Jilacoow

Waxaan tacsi tiiraanyo leh halkan uga direeynaa Dhamaan Carruurtii, Eheladii iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday Marxuum Shiikh Maxamad Macalin Maxamuud Jiisoow.

 Bahda Warsida www.halganka.net waxay iyaguna si gaar ah Tacsi ugu dirayaan Reer Shiikh Maxamad Macalin Maxamuud Jiisoow oo Aabohood Marxuum Shiikh Maxamad Macalin Maxamuud Jiisoow uu ku geeriyooday Degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.

 Rabbi Janadii fardowsa aheyd haka waraabiyo

AAAMMIINN AAMIIN AAAMIIIN!!!!