Skip navigation.
Hoyga wadaniyiinta Somaliyeed

July 2008

Xukuumada Nuur Cadde oo moshin laga gudbiyey

Nuur Cadde ayaa ka bixi raba meeshi uu ka baxay Pro. Geedi kadib markii ey meela badan isaga horyimideen Madaxweynaha DFKG ah taasoo ey ugu dambeeysay Xilka qaadidii uu ku sameeyey gudoomiyihii hore ee

 

 

 


Saraakiil sar sare oo katirsan Ciidamada Booliska dawladda Federaalka oo maanta xilalkii laga qaaday.


Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha DFKG ah ayaa maanta xilalkii looga qaaday illaa 5 sarkaal oo katirsanaa Ciidamada Booliska ee xukumadda Federaalka Somaliya,kuwaasi oo qaarkood dalka isaga cararay.


Faallo:Maxay Somalia kaga duwan tahay dalalka Islaamka? Akhri muhiimada. By: Abdullahi Jaamac Xuseen.

Faallo:Maxay Somalia kaga duwan tahay dalalka Islaamka? Akhri muhiimada.
By: Abdullahi Jaamac Xuseen.


Shirkii golaha wasiirada oo baaqday iyo shir ka soday Villa Somalia

Wararka ka imanaya Muqdisho ayaa sheegaya in maanta uu baaqday kulan ey isu imaan lahaayeen wasiirada DFKG aha kaasoo xantu ahayd in laga soo saari doono in xil laga qaaday saraakiil sar sare oo ka tirsan xukuumada.


Halgankii Loo Soo Maray Curinta Qaranimada Soomaaliyeed

 By: Adan Somali

Qarandunkii 1aad


Kolonyo Itoobiyaan ah oo weerar lagu qaaday agagaarka Warshada Xeyle Cabdi Bariise

Kolonyo ciidan Itoobiyaan ah oo isu diyaariyey iney ka baxaan warshada Baastada ayaa weerar lagu qaaday maanta. Dagaaka oo mid qaraar ayaa weli la sheegayaa in laga maqlayo agagaarka Warshada Baastada.


Xil ka qaadis ku soo fool leh saraakiil sar sare oo ka tirsan DFKG ah

Waxaa soo baxaya warar sheegaya in saraakiil sar sare oo ka tirsan DFKG ah xil ka qaadis uu la damacsan yahay Nuur Cadde walow aysan arintaasi sugneyn weli.


Warar dheeraad ah oo aan idinkaga heyno ciidamadii Itoobiya ee ka guuray xalay Muqdisho

Ciidamadii xalay ka guuray waqooying Muqdisho oo indhawaalaba fariisin u ahayd ayaa saakay gaaray degaanka Yaaqbiriweyne ee gobolka Sh/hoose. Ciidanka oo qaaday jidka dheer ee isku xira Muqdisho iyo Baydhabo ayaa sida la sheegay xalay halkaa gaaray iyagoo ku khakaday halkaas.


Xukuumada uu ra’isal wasaaraha ka yahay Nuur cade ayaa u muuqata mid dhexdeeda isku maandhaafsan xil ka qaadistii Maxamd Dheere.

Xil ka qaadistii Maxamad Dheere ee Xafiiska Ra'iisal Wasaaraha laga shaaciyay ayaa waxaa iminka ka soo baxaya hadalo iska soo horjeeda oo ku aadan xil ka qaadistaas.


WARAR DEG DEG AH: Ciidamo Itoobiyan ah oo fara badan oo ka guuray Waqooyiga Muqdisho

Badankii ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee ku sugnaa sanadihii la soo dhaafay Warshada Baastada iyo Xayle Cabdi Bariise ayaa badankood caawa faarujiyey fariisamahaas.