June 2008
Ciidamada Itoobiya oo bilaabay iney hub dib ugu celiyaan hogaamiya kooxeedyo dhowr ah: waa maxay sababtu?
Submitted by admin on Mon, 06/30/2008 - 22:37Ciidamada Itoobiya ayaa la sheegay iney u diyaar garoobayaan iney ka baxaan dalka Somalia kadib markii ey dhaqdhaqaaq aan hore loogu baran ka bilaabeen gudaha wadanka Somalia.
Laba Werie oo Faransiis ah aya ka badbaaday in la qafaasho.
Laba suxufu oo la sheegay in ay u dhasheen Dalka Faransiika ayaa waxa ay ka badbaadeen isku day ay dabley ku dooneysay in ay qafaashaan labadan Suxufi iyagoo ku sugnaa Gobolka Waqooyi Bari ee Ismaamulka Puntland.
Xukuumada Washington waxa ay diyaar u tahay daadgureynta Ciidamada Nigeria iyo Burinda ee Somalia la geynayo.
Sida uu maanta sheegtay Diblumaasiyada Afrika u qaabilsan Wasaarada Arrimaha Dibada ee Mareykanka, Xukuumada Mareykanku waxa ay diyaar u tahay in gacan ka geysato sidii Nigeria ay ciidamo ugu di
Cabdullaahi Dheere, Afhayeenka Siyaasada ee Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Hawiye ayaa sheegay in la xaliyay Khilaafkii Golaha.
Afhayeenka Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelweynta Hawiye dhinaca Siyaasada Cabdullaahi Dheere oo mudo bil ku dhowaad laga joogo sheegay in Khilaaf aan sidaas u si buureyn uu dhex yaal
Dagaal ayaa habeenkii sadexaad ka socda Guriceel.
Submitted by admin on Mon, 06/30/2008 - 20:15Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in Caawa uu ka dhacay dagaal laysku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan.
Wasiirka Arimaha Gudaha ee DFKM ah ayaa ka soo horjeestay magacaabistii Degmooyinkii Cusubaa ee uu Madaxweyne Yuusuf magacaabay
Muuse Nuur Amiin, Wasiirka arimaha Gudaha ee DFKM ah ayaa si cad oo aan gambasha laheyn uga soo horjeestay Digreetadii ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha DFKM ah Cabdullaahi Yuusuf Axmed ee uu ku ma
Hubkii Yuusuf dabageed oo nin ganacsada ahi ku wareejiyey ciidamda MMI
Submitted by admin on Mon, 06/30/2008 - 12:02Xoogaga Maxkamadaha Islaamiga Soomaaliya ee wali gacanta ku haaya
Magaalada B/weyn ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa gacanta ku dhigay
Hubkii uu lahaa Yuusuf Dabageed.
Col. Cumar Xaashi Adan oo shir jaraaid ku qabtay Xarunta gobolka Hiiraan ugana hadlay arimo dhowr ah
Submitted by admin on Mon, 06/30/2008 - 11:52Col Cumar Xaashi Aadan oo Xoghayaha arimaha Gudaha ee Ururka Dib U Xureynta Soomalia oo shir Jaraid ku qabtay magaalada Beledwene ayaa uga hadlay arimo dhowr ah shirkaas jaraaid.
Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaalkii xalay lagu qaaday Ciidamada Ethiopia ee Guriceel
Submitted by admin on Mon, 06/30/2008 - 11:34Wararka dheeraadka ee ka soo baxaya dagaalkii xalay ka dhacay Guriceel waxey sheegayaa in inta la ogyahay ey ku nafwaayeen 2 qof 18 kalena ey ku dhaawacmeen duqeeyntii aan loo meel dayin ciidamada Ethiopianku u geeysteen qeybo ka mid ah magaalada.
Degmada Waaberi ayaa Etoobiyaanku galabta ku dileen qof rayid ah.
Jidka Maka Al Mukarama oo ay Ciidamada Etoobiya dhufeys ka sameysteen ayaa waxa galabta ay ku dileen nin rayid ah oo sida la sheegay meesha iska marayay.





































