Wararka aan ka helnay Magaalada Baladweyne ayaa waxa ay sheegayaan in xunihii maamulka cusub oo uu maanta R&wasaare Nuurcadde usoo magacaabay ay ku gacansayreen qabashada xilalkaas, aygoo ku tilmaamay inaysan waxaba kala socon magacaabistaas oo ay hada diyaar u ahayn inay qabtaan.