dhacdooyinka maanta (riix falaarta)
Submitted by admin on Thu, 07/02/2009 - 10:1451:06 minutes (11.7 MB)
Yaa ka masuul ah ku soo noqoshada wadanka ee ciidamada Itoobiya?
Submitted by admin on Tue, 05/19/2009 - 10:43Trapped in le jungle – but still dreaming of El Dorado - The Guardian
Submitted by admin on Sat, 07/04/2009 - 00:50Amid the crowds of young men sleeping rough in a fetid squat in the Calais sand dunes, Naseer, 15, stood out as a new arrival. The eager Afghan teenager from a village near ...
Warbaahinta dalka Swiidhan oo shalay si weyn uga hadashay imaanshaha Xasan Xuseen ee shirka soomaalida ee Gothenborg iyo doorkiisa dagaalada ka holcaya koonfurta Soomaaliya.
Submitted by admin on Sat, 07/04/2009 - 00:40Dhamaan warbaahinta dalka Swiidhan ayaan u kala harin inay wax ka qoraan imaanshaha nin ay ku magacaabeen Xasan Xuseen oo la sheegay in lagu casumay shir ay soomaalida dalka Swiidhan sanadkiiba mar ay
Arday ka qalin jebisay kulliyad caafimaad oo ku taal magaalada Muqdisho xilli dagaalo hareeyeen caasimada somalia
Submitted by admin on Sat, 07/04/2009 - 00:10
Daawo: Barakicii ugu baahsanaa oo ka socda magaaalada Muqdisho
Submitted by admin on Sat, 07/04/2009 - 00:01
African leaders seek sanctions on Eritrea - Reuters AlertNet
Submitted by admin on Fri, 07/03/2009 - 23:45SIRTE, Libya, July 3 (Reuters) - African leaders asked the United Nations on Friday to impose sanctions on Eritrea, saying it was aiding the Islamist rebels fighting government ...
Ciidamo farabadan oo ka tirsan suufiyada oo tababar loogu xiray dooloow iyo abaanduuliye dagaal oo la magacaabay!
Submitted by admin on Fri, 07/03/2009 - 23:30Ciidamado tiradooda lagu qiyaasay ilaa iyo 700 oo askari oo kamid ah ahlusunna waljamaacah ayaa tababar ugu xirmay magaalada doolow soomaaliye ee gobolka gedo.
Daawo TV-ga Aljaziira oo sheegaya in madaxtooyadu halis ku jirto
Submitted by admin on Fri, 07/03/2009 - 15:21Wax yar gudbi filimkan hadduu dhakhso kuu bilaaban waayo
militia al-Shabab oo sheegtay in ajnabi ku soo biirayo
Submitted by admin on Fri, 07/03/2009 - 14:56Taliye ka tirsan kooxaha Islaamiyiinta oo ku sugan Soomaaliya ayaa BBC u sheegay in kooxo ajnabi ah oo ka imanaya dibedda ay ku soo biirayaan dagaalka ay kula jiraan dowladda.
Alshabaab oo gacanta ka gooyey nin sac ku xaday Sh/hoose
Submitted by admin on Fri, 07/03/2009 - 14:33
Nin lagu eedeeyey inuu xaday sac ayaa maanta gacanta looga gooyey magaalada marka iyadoo maxkamadi ku riday xukunkan
War deg deg ah: dagaal lagu hoobtay oo hadda ka socda degmada Kaaraan iyo Bee bee lagu arkay ciidamada dowlada (daawo sawirada!!)
Submitted by editor on Fri, 07/03/2009 - 12:18
Waxaa degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ka socda dagaal aad u xoog badan oo inta la ogyahay galaaftay nolosha sha
Itoobiyaanka oo digniintii ugu dambeeysay hawada loo mariyay!!
Submitted by editor on Fri, 07/03/2009 - 10:53Ururka hubeysan ee Xisbul islaam nin u hadlay oo sida uu sheegay ku sugan magaalada Beledweyne qeyb ka mid ah ayaa wacad ku maray in ay duulaan aan kala joogsi laheyn ku qaadi doonaan ciidamada Ito
Abaanduulaha Xoogaga Xisbul islaam ee dagaalka ka wada Waqooyiga Muqdisho oo beeniyay in uu dhaawacmay Dhimasho iska daaye
Submitted by editor on Fri, 07/03/2009 - 10:41Macalin Xaashi Maxamad Faarax, oo ka mid ah saraakiisha hogaanka u haya Xisbul islaamka Shiikh Xasan Daahir ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay warar sheegayay in uu ku dhintay dagaaladii u dambeeyay
Xaalada goobihii shalay dagaaladu ay ka dhaceen oo saaka degan..
Submitted by admin on Fri, 07/03/2009 - 10:11
Waxaa saaka xaalad deggenaansho oo aan sidaasi u buurneyn laga dareemayaa goobihii ay shalay dagaalada culus
Kororso Aqoontaada Su'aalo iyo Jawaabo oo Diini ah iyo Aqoon Guud Qeybtii 25-aad....
Submitted by admin on Fri, 07/03/2009 - 10:06
Waa barnaamijkii aad inooga barateen jimco walbo. Wuxuuna xanbaarsan yahay macluumaad
Maxaad ka taqaan dalka dunida ugu halista badan?
Submitted by editor on Fri, 07/03/2009 - 07:38Aqristoo waxaa mar walba dunida aynu ku nool nahay laga sameeyaa qiimeyn ku saabsan dalka dunida ugu halista badan marka laga hadlayo dhinaca amaanka iyo nolosha.
Baarlamaanka Talyaaniga oo sharci ka dhan ah Soo-galootiga (Qaxootiga) ansixiyay
Submitted by editor on Fri, 07/03/2009 - 07:33Baarlamaanka Talyaaniga ayaa Khamiistii shalay qalinka ku duugay Sharci adag oo ka dhan ah dadka Muhaajiriin ah ee dalkaas dhinaca Waqooyiga Afrika ka soo galay iyagoo soo maraya badda Medetereeniy
"Dagaalyahaniin Shisheeye oo dagaalka Muqdisho lagu dilay ma jiraan" Alshabaab
Submitted by editor on Fri, 07/03/2009 - 07:24
Shiikh Cali Maxamuud Raage, afhayeenka xarakada Alshabaabka ayaa ka hadlay jiritaanka Dagaalyahaniinta Shisheeye ee
Alshabaab oo ka soo horjeestay awood siinta ciidamada Amisom
Submitted by editor on Fri, 07/03/2009 - 07:08Xoogaga Alshabaab ee dagaalka kula jira dawlada Soomaaliya ayaa dareen xoog leh ka muujiyay dadaalka loogu jiro in awood ciidan oo dheeraad ah Amisom la siiyo si ay dagaal ula galaan iyaga, waa Als


































